Dhaawacyadii maanta laga duuliyey Muqdisho oo laga dejiyey Ankara (Sawirro)

Lix qof oo qabay dhaawacyo daran oo ka soo gaaray qaraxii maalmo ka hor la dhacay Ex-control Afgooye ayna ku jireen howlwadeenno u dhashay dalka Turkiga oo maanta ka ambabaxay Muqdisho ayaa galabta gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Dhaawacyadan oo ahaa injineero u dhashay dalka Turkiga oo ka qeyb qaadanayey dhismaha wadada isku xirta … Continue reading Dhaawacyadii maanta laga duuliyey Muqdisho oo laga dejiyey Ankara (Sawirro)